Al-Shabaab oo fatwo ka soo saartay doorashada Somalia, Coronavirus & dagaalka bariga Afrika

Al-Shabaab ayaa soo gebagebeysay Shirweyne looga arinsanayay wax ay ugu yeertay Jihaadka ka socda bariga Africa oo ay kasoo qeybgaleen in ka badan 100 xubnood oo isugu jira culimo, odayaasha dhaqameedyo iyo hogaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab, waxaana gunaanadkii laga soo saaray fatwo iyo bayaan lagu faah-faahinayey qodobadii kasoo baxay shirka. Shirka oo socday muddo … Continue reading Al-Shabaab oo fatwo ka soo saartay doorashada Somalia, Coronavirus & dagaalka bariga Afrika